• 1

  • 2

  • 3

  • 4

  • 5

  • 6

  • 7

  • 8

  • 9

  • 10

  • 11

  • 12

  • 13

  • 14

  • 15

,


 

 WORKSHOP under the title of: impact different curriculums in somaliland

 

Late June 2012 HIKMA FOUNDATION for human development has held a workshop under the title of the effect of different curriculums used in Somaliland schools on the students in particular and the teachers themselves in general, which have attended nearly 40 participants including school head masters, school teachers and university lecturers , the main topics discussed while the workshop was going on were: how the teachers deal with the different curriculums ,are the different curriculums fit for students or acceptable ,what kind of curriculum could be suitable for Somaliland students, and what sort of effect on the students could be considered.

Actually, this workshop took one day discussion, those every attendee effectively shared his/her ideas and advises.

Finally, the workshop produced useful output which may bring an apparent role the solution of the curriculum’s problem in the upcoming generations.

 

 


Xarunta Cilmibaadhista Xigma oo kamid ah Laamaha Kalla Duwan ee Hayadda Xigma Foundation ayaa Shalay uqabatey Kulandoodeed aad ubalaadhnaa Qaar kamid ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka ee Hargeysa Iyo Gabiley.

Kulankan oo ay kasooqayb Galeen Gudoomiyaha XIGMA Foundation Muuse Muxumed Diiriye ,Musharaxiin Ka Kalla Socotey Xisbiyadda Kulmiye Cabdiraxmaan Soltelco, Ucid Eng Maxamed Yoonis Dhiliye,Iyo Urrurada Wadani Sh.Axmed Immaam ,Rays Ilhaam Cali Xasan Iyo Ummada Farax Timacadde. Iyo Martisharaf kalla duwan oo kasocotey Qaybaha kalla duwan ee Bulshadda.

Ugu Horey Gudoomiyaha Hayada XIMGA Md Muuse Muxumed Diiriye oo kulankaasi kahadley ayaa TilmaameyHayada Xigma,Ujeedada loo Aaasaasey ,Qaybaha ay kakooban tahey Iyo Ujeedada Kulan Doodeedkan. Waxaanu Yidhi{Hayada XIMGA waxay guud ahaan kashaqeysaa Horumarinta Ummada{Human Development}waxaaneyna leedahey qaybo kalla duwan oo soo hoos Galla,Waaana ugu muhiimsan Qaybaheeda Xarunta Cilmibaadhista ee xigma{Xigma Center For Research And Media .waana Xarun Cilmibaadhis,Mararka Qaarkood Ayaanu Ubaahanaa in Cilmibaadhistaasi lasoo Record Gareeyi Halkaaseyna kaaraceysaa Mediahu.

Muuse oo hadalkiisa siiwataa waxaa uu yidhi{XIGMA sidoo kalle qaybaha kalla duwan ee Horumarinta Bulshadda Waa ay kashaqeysaa Sida Caafmaadka,Waxbarashada,Biyaha ,gaar ahaana qayb cilmibaadhiseed waa ay leedahey XIGMA. Gudoomiyaha Hayada XIGMA Muuse Muxumed Diiriye mar uu sidoo kalle kahadlaayey asaaskii XIGMA Waxaa uu yidhi{Sanadkii Hore ayaa la Aasaasey Xigma,Mudadaa Ay Jirteyna Waxaa u Hirgelay Mashaariic kalla
duwan .

Gudoomiye Muuse mar uu sifaahfaahsan uga xogwaramaayey Ujeedadda kadambeysa iney sooqabanqaabiyaan Kulankani waxaa uu sheegey in markii
ay arkeen in Wakhti Xaadirkan ay socoto Xumadii Doorashadda laguna jiro diyaar garawgeedii sidoo kallena aanu ogaaney Muhiimadda ay leedahey Doorashadani aanu Cilmibaadhis kasameyno Muxuu Yahey Gole Deegaan?sidoo kalle Musharaxiinta kulankani kasoo qayb galley Su,aalo kalla duwan oo aanu weydiineyno waxaa kamid ah Ma Fahansantihiin Shaqada uu Golaha Deegaanku Qabto,markaa waxaa uu qofku shaqada qabankaraa marka uu garanaayo waxaa uu u igman yahey ,Waxaanu sidoo kalle Fursad Siiney Dhallinyarata Jaamacadaha,Macalimiinta Jaamacadaha qaarkood,Waalidiinta oo kasoo qayb galley,Hayadaha Kalla Duwan ee Samafalka,ayaanu waxaanu Fursad usiiney Iney Su,aalo Toos Uweydiiyaan Musharaxiinta,Ka Kalla Socdey Urrurada, Waxaa sidoo kalle Muuse uu xusey in Dhamaan Urrurada Siyaasadda ee ku loolamaaya Doorashooyinka ay Martiqaadeen lakiin waxaa kasoo qayb galley 5 Kamid ah Xisbiyadda Iyo Urrurada Cusub ee ku loolamaaya Doorashooyinka oo Kalla Ah {Xisbiyadda Kulmiye Iyo Ucid, Urrurada Wadani,Ummada Iyo Rays.waxaanu rajeynaynaa Iney Kuwadambe ay kaoso qayb galidoonaan kulamada dambe ee ay qabanayaan..

Muuse Muxumed Diiriye waxaa uu sidoo kalle sheegey in kulankani uu ahaa wajigii koowaad lakiin ay jirto Wajiga Labaad oo aanu Xog Urrurin aanu kasoosameyn Doono Dhamaan Degmooyinka oo haddaba Bilaaban tay Ujeedada laga leeyaheyna waxaa weeyi in dadka lagu wacyegeliyyo Muhiimada ay Doorashadani Leedahey ,Ujeedda Loo Dooranaayo Dadka ay Codkooda siinayaan ,Musharixiinta In lagu doorto Barnaamijyadooda ay heystaan sida uu ukalla wanaagsan yihiin,lakiinse aan lagu dooran Qabiil iyo wax lamid ah.

Doodan sidaad boodhkaba aad karagtaan waxaa Kamuuqda Dood Qaran 1 Waxaa sidoo kalle jira qaybaha kalladuwan ee aanuqabano qaarba waxay
leeyihiin Tiro Iyo Qaybo Markaa waa kulandoodeedkii ugu horeyey eenu uqabani urrurada siyaasada waxaa sidoo kalle kuwo noocan oo kalle aanu
kuqaban Doonaa Isha Allah Gobollada Dalka Ayuu Hadlkiisii Kusoo Ganaanadey Gudoomiyaha Hayada XIGMA. Sidoo kalle waxaa mid mid uga hadley Barnaamijyadooda ay soo bandhigayaan ee ay kaga qaybgalayaan Doorashadda Musharaxiinta

Kulankaasi kasoo qayb gashey Waxaa Su,aalo kalla duwan oo ay weydiiyeen kasoo qayb galayaashu si balaadhan uga jawaabey Musharixiinta. Kulankani oo ah mid noociisa aan hore loog arag intii ay socotey Dabashey Loolanka siyaadeed ee dorashooyinka soo socda ayaa waxaa Gun Dhig u ahaa Su,aalihii Laweydiinaayey Musharaxiinta Waa Noocee Isbadelka Aad kubaaqeysaa



 HIKMA Foundation for Human Development had took part the Happiness of people in Eid
Ceremony through sacrificing 20 Oxes.
More than 400 families and individuals benefited from the meat, this means a lot to the needy people.
Eid Al-Odha 2012, Vakfi Dianet of Turkey has funded this project.

HIKMA FOUNDATION FOR HUMAN DEVELOPMENT

  • A-
  • A
  • A+
Joomla Templates and Joomla Extensions by JoomVision.Com
'' Development of Thinking'' for Youth... HIKMA Foundation for Human Development (HIKMA Center for Research and Media)

'' Development of Thinking'' for Youth... HIKMA Foundation for Human Development (HIKMA Center for Research and Media)

'' Development of Thinking'' for Youth... HIKMA Foundation for Human Development (HIKMA Center for Research and Media)

READ MORE

Education: Workshop under the title of  - Impact of Different Curriculums in Somaliland Education

Education: Workshop under the title of - Impact of Different Curriculums in Somaliland Education

 Seminar Teacher  Training Workshop funded by SAVE A LIFE implemented by HIKMA CENTER

READ MORE

GOOD GOVERNANCE: A debate among the candidate of Local counsels election in Somaliland November 2012

GOOD GOVERNANCE: A debate among the candidate of Local counsels election in Somaliland November 2012

Xarunta Cilmibaadhista HIKMA CENTER oo kamid ah Laamaha Kalla Duwan ee Hayadd HIKMA FOUNATION ayaa Shalay uqabatey Kulandoodeed aad ubalaadhnaa Qaar kamid ah Musharaxiinta Doorashada Golaha Deegaanka ee Hargeysa Iyo…

READ MORE

Annual Conference I: Annual Conference under the title of (Desirable Change of Society Towards Sustainable Development)

Annual Conference I: Annual Conference under the title of (Desirable Change of Society Towards Sustainable Development)

HIKMA FOUNDATION FOR HUMAN DEVELOPMENT Hikma Center for Research and Media Annual conference1 report Hargeisa CONFERENCE AGENDA: - Desirable change of society towards sustainable development -Somaliland case- Date:                   11-12…

READ MORE

HIKMA Foundation for Human Development had distributed a food stuff for more than 400 families.

HIKMA Foundation for Human Development had distributed a food stuff for more than 400 families.

HIKMA Foundation for Human Development took part the happiness of the needy people through distributing food stuff for more than 400 families.Vakfi Dianet had funded the project.

READ MORE

Our Partners

Hikma Programs

Vision  Mission

hikma profile1 small midig

hikma profile0 small midig

« December 2014 »
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
1 2 3 4 5 6 7
8 9 10 11 12 13 14
15 16 17 18 19 20 21
22 23 24 25 26 27 28
29 30 31        

Who's Online

We have 14 guests and no members online